Ergayga Mareykanka ee Geeska Afrika oo is-casilaya iyo Sababta keentay oo la ogaaday

Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Jeffrey Feltman ayaa bishan xilka ka tagaya kadib muddo 9 bilood ah oo uu xilkaasi hayay, waxaana xilkaas la wareegaya David Satterfield oo ah safiirka Maraykanka u fadhiya Turkiga, sida ay qortay wadaaladda wararka Reuters Arbacadii. Feltman, oo ah diblomaasi ruug-caddaa ah ayaa xilka la wareegay … Continue reading Ergayga Mareykanka ee Geeska Afrika oo is-casilaya iyo Sababta keentay oo la ogaaday